Friday, July 4, 2025
Google search engine
Homecayaarah4 Xiddig Oo Ka Maqnaan Kara Liverpool Kulanka Man City.

4 Xiddig Oo Ka Maqnaan Kara Liverpool Kulanka Man City.

iverpool ayaa wajaheysa dhibaato dhaawac oo sii kordheysa iyadoo afar ciyaaryahan ay qarka u saaran yihiin inay seegaan kulanka Man City ee maanta.

Reds ayaa u safreysa garoonka Etihad Stadium xilli ay isku dayayaan in ay sii dheeraystaan hogaanka tartanka horyaalka Premier League.

Kooxda Arne Slot ayaa barbaro gashay labo ka mid ah seddexdii kulan ee ugu dambeysay, halka Wolves Kaga badiyeen si dirqi ah.

Xiddigaha Conor Bradley, Joe Gomez, Joe Gomez, Cody Gakpo iyo Tyler Morton ayaa seegi doona kulanka Man City.

Xiddiga Cody Gakpo ayaa la filayaa in la qiimeeyo xaaladiisa ka Hor Kulanka maanta.

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -
Google search engine

Most Popular

Recent Comments