Saturday, July 5, 2025
Google search engine
HomewararkaBooliiska oo lacag badan dul dhigay askar hore dil u geysatay oo...

Booliiska oo lacag badan dul dhigay askar hore dil u geysatay oo baxsad ah

Taliska Ciidanka Booliiska Soomaliyeed ayaa lacag dhan 10.000$ oo dollar u ballanqaaday cidii soo sheegtaa xog ku saabsan, laba eedeysane oo lagu kala magacaabo Saadaam Cumar C/Samad iyo C/risaaq Cali Maxamed (Aflow) .

labada eedeysane waxay loo heystaa inay dil bareer ah u geysteen askari katirsanaa Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, kaas oo lagu magacaabi jiray Marxuum Caamir Ismaaciil Cali oo 25 jir ahaa.

Advertisement

Shacabka Soomaaliyeed ayaa fursada la siiyay si ay usoo gudbiyaan xogta labadaasi eedeysane lagu soo qaban karo.

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -
Google search engine

Most Popular

Recent Comments