Saturday, July 5, 2025
Google search engine
HomewararkaSAWIRRO: u diyaar garowga aaska Hogaamiyihii Xisbullaah

SAWIRRO: u diyaar garowga aaska Hogaamiyihii Xisbullaah

Waxaa Magaalada Beirut ee xarunra Dalka Lubnan ka socda u diyaar garowga aas qaran oo loo sameynayo hogaamiyihii caanka ahaa ee Ururka Isaamiga ah ee Xisbullah  Hassan Nasrallah iyo hogaamiyihii lagu badalay Hashem Safieddine kuwaasoo dhawaan ay duqeymo dhanka cirka ah ku dileen diyaaradaha Israa’iil.

Boorar weyn oo ay ku xardhan yihiin sawirrada hoggaamiyihii la dilay ee Hezbollah Hassan Nasrallah iyo Hashem Safieddine oo loo doortay inuu beddelo ka hor inta aan isagana la dilin, ayaa lagu arkayaa banaanka iyo gudaha garoonka weyn ee ciyaaraha halkaasoo la isugu tagayo.

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -
Google search engine

Most Popular

Recent Comments