Saturday, July 5, 2025
Google search engine
HomewararkaDEG DEG: Xogta Diyaarad Heyla-kobtar ah oo ku burburtay Juballand

DEG DEG: Xogta Diyaarad Heyla-kobtar ah oo ku burburtay Juballand

Wararka goor dhaw laga helaayo Gobolka Jubadda hoose ayaa sheegaya inay soo dhacday diyaarad Heyla-kobtar ah.

Diyaarada oo warar kala duwan ka soo baxayaan ayaa ku dhacday islamarkaana ku burburtay Xeebta u dhaxeysa Kuunya Baroow & Jammaame ee Gobolka Jubadda hoose oo xaruntisu tahay Kismaayo.

Guud ahaan waxaa bad-baaday eydloodkii & labo nin kale oo diyaarada la saarnaa, kuwaasoo farsamo ahaan jis xaliyay markii ay ogaadeen in diyaaradu cilad ku timid taasoo ugu danbeyn burburtay.

Wararka horu dhaca ah ee la helayo ayaa is khilaafsan,iyadoo wararka qaar sheegayaan I’m diyaaradaani laga leeyahay Dalka Kenya inkastoo wali aan faahfaahin sax ah lagaheyn.

Wararka kale ayaa sheegaya  in qoloda diyaaradaani wadata ay Alshabaab la shaqeynayeen inkastoo iyadana aan cadeym loo heyn.

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -
Google search engine

Most Popular

Recent Comments