Saturday, July 5, 2025
Google search engine
HomeGADGETSDowlada Somalia oo lagu eedeeyay inay si qarsoodi ah deegaanada puntland uga...

Dowlada Somalia oo lagu eedeeyay inay si qarsoodi ah deegaanada puntland uga qoraneyso ciidamo

Maamulka Puntland ayaa eedeysay Dowlada Somalia inay si qarsoodi ah ciidamo uga qoraneyso Magaalooyinkooda gaar ahaan Magaalada Boosaaso oo ah xarunta agobolka .

Puntland waxay xustay in ujeedka ciidamadaani ay tahay inay ka qeybgaliso dagaalada ka aloosan koofurta Somalia.

Sidoo kale Maamulka Puntland waxay sheegeejn inay qabteen 8 dhalinyaro ah oo laga saarayay Boosaaso, kuwaas oo la geynayay Muqdisho.

Dhanka Dowlada wali wax war ah kama soo saain sheegashada dhanka maamulka puntland.

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -
Google search engine

Most Popular

Recent Comments