Friday, July 4, 2025
Google search engine
HomewararkaMadaxweyne Xassan oo goor dhaw dib ugu laabtay furimaha dagaalka

Madaxweyne Xassan oo goor dhaw dib ugu laabtay furimaha dagaalka

Madaxweynaha Soomaaliya Xassan Sheekh Maxamuud ayaa goor dhaw oo maanta ah dib ugu laabtay furimaha dagaalka ee Gobolka shabeelaha dhexe halkaasoo shalay uu ka soo laabtay si uu ula kulmo wafdi ka socday dalka Imaaraadka Carabta.

Madaxweyne Xassan waxaa soo dhaweeyay Cali Guudlaawe oo ah madaxweynaha Hirshabelle xili lagu galbinayay diyaaradaha dagaalka ee ciidamada cirka dalkeena Somalia.

Gobolka Hiiraan ayuu Madaxweynuhu u sii talaabi doonaa halkaasoo lagu wado inuu ka hago dagaalka ka dhanka ah kooxda Alshabaab.

Maalin ka hor ayay ahayd markii qarax uu ka bad baaday madaxweynuhu kaasoo lagu weeraray kolanyadii la socotay markii uu aadayay furimaha dagaalka.

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -
Google search engine

Most Popular

Recent Comments