Saturday, July 5, 2025
Google search engine
HomewararkaMasar iyo Eritrea oo ka wada hadlay xaaladda xiligan ee Soomaaliya

Masar iyo Eritrea oo ka wada hadlay xaaladda xiligan ee Soomaaliya

Warar dheeraad ah ayaa laga helayaa shir dhexmaray wasiiradda arrimaha dibadda dalaka Masar iyo Eritrea, shirkaasoo ku saabsanaa xaaladda Soomaaliya.

Sida ay baahisay Al-Jazeera, Wasiirka Arrimaha Dibadda Masar ayaa lakulmay Dhiggiisa dalka Eritrea waxa ayna kawada hadleen sidii Soomaaliya looga caawin lahaa Dagaalka ay kula jirto Argagixisada iyo in ay Awoodeeda ku fidiso Dhammaan Gayiga Soomaaliyeed

Kulanka ayaa sidoo kale la isugu raacag in si dhow looka socdo dhaq-dhaqaaqa cusub ee Itoobiya ku leedahay Soomaaliya, taasoo aaney jecleysaneynin xukuunada Qahira iyo Asmara.

Wadahadaladan labadan wasiir ayaa kusoo beegmay maalin kadib safarkii uu ra’iisuk wasaaraha dalka Itoobiya Abiye Axmed kusoo gaaray magaalada Muqdisho oo uu kula kulmay madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud.

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -
Google search engine

Most Popular

Recent Comments