Saturday, July 5, 2025
Google search engine
HomewararkaMunaasabad uu xilka kula wareegaayey Godoomiyaha gobolka Baay mudane Cali wardheere ayaa...

Munaasabad uu xilka kula wareegaayey Godoomiyaha gobolka Baay mudane Cali wardheere ayaa maanta lagu qabtey magaalada Baydhabo

Munaasabad uu xilka kula wareegaayey Godoomiyaha gobolka Baay mudane Cali wardheere ayaa maanta lagu qabtey magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay taas oo ay soo qabanqaabisay Wasaaradda Arrimaha Gudaha Dowladaha Hoose Iyo Dib-U-Heshiisiinta Dowlada koonfur galbeed Soomaaliya

Waxaana kasoo qeyb galey Wasiiro, xildhibaano, Agaasimiyaal, maamulka Degmada, saraakiil ciidan, odiyaasha dhaqanka iyo Bulshada qeybaheeda kala duwan.

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -
Google search engine

Most Popular

Recent Comments