Saturday, July 5, 2025
Google search engine
HomewararkaTaliyaha Guutada 9-aad oo tababar u soo xiray ciidamo cusub+SAWIRRO

Taliyaha Guutada 9-aad oo tababar u soo xiray ciidamo cusub+SAWIRRO

Taliyaha Guutada 9-aad G/dhexe Yoonis Aadan Xasan ayaa tababar u soo xiray cutubyo kamid noqonaya Ururka 96-aad Guutada 9-aad Qeybta 60-aad ee CXD kuwaas oo muddo layli ku qaadanayay dugsiga tababarka ciidanka ee degmada Xuddur.

Taliyaha Guutada 9-aad G/dhexe Yoonis Aadan Xasan ayaa sheegay in ciidankaan ay ka howlgali doonaan dhammaan degmooyinka iyo deegaannada gobolka Bakool si cadowga Khawaarijta ah looga dulqaado dadka Soomaaliyeed ee ay dhibaatada ku hayaan.

Xiritaanka tababarkan waxaa sidoo kale goobjoog ka ahaa maamulka iyo waxgaradka gobolka Bakool.

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -
Google search engine

Most Popular

Recent Comments